• Xiriirka Iskaashi

    Iskaashi la yeelo Dugsiyada Dadweynaha Portland

    Noqo afhayeen martida • Martigeli barnaamij shaqo • Noqo la-taliye

    Xiriirka Iskaashi ee PPS waa qalab cusub, oo waalidiinta, qalin jabiyayaasha, iyo  xirfadlayaasha u fududaysa in ay ku xirmaan macallimiinta K-12.  Xirfadlayaashu waxay la wadaagi karaan xirfadahooda iyo khibradooda taasi oo ku saabsan xirfadahooda shaqo si ay fursadaha waxbarasho, oo dhab ah ugu keenaan ardaydeena iyo isla markaana ka caawiyaan abuurida dadka wax curiya ee jiilka soo socda.  Ardaydu waxay u baahan yihiin macnaha guud ee waxa ay ku barayaan fasalka dhexdiisa iyada guud ahaan khibrada la xiriirta shaqadana aad ka caawin karto ardayda iyo macallimiintu in ay ku xirmaan dunida shaqada. Inaga oo wadajirna waxaan

    KA QAYB GALIN KARNAA: Ardayda adiga oo la wadaagaya khibradaada

    DIYAARIN KARNAA: Ardayda in ay diyaar u noqdaan kulliyad iyo shaqooyin

    KU DHIIRIGELIN KARNAA: Ardayda si ay u qiyaasaan mustaqbal leh fursado badan oo la heli karo

    Xiriirka Iskaashi ee PPS wuxuu taageero ka geysan karaa isku xirka khibradaada iyo aragtidaada lagu xirayo dugsiyada iyo ardayda ka tirsan bulshadaada.  Qalabka sida fudud loo isticmaali karo wuxuu macallimiinta u saamaxaa in ay baahida waxbarasho ee ardayga barbardhigaan kuwa xirfadlayaasha ee leh xirfad shaqo oo buuxinayso codsigooda.

    Riix badhanka Isqoridda isla markaana maanta xiriirkaaga samee

  • Sign up here for Partner Connect!

     .

     

    You will be redirected to a page with a prompt to submit your email address which will trigger an automated email from the Partner Connect platform that will start the account creation process and enable you to create your Partner Connect profile.  Please be sure to check your spam/junk mail folder,  as some email systems security settings may redirect the Partner Connect invitation.  

     Partner Connect Getting Started Guide

Contact

Jay Keuter
CTE Strategic Business Partnerships Manager
503-916-3464
Lisa Klingsporn
CTE Strategic Business Partnerships Manager
503-916-3250